(Akhriso) Xaaf oo ku dhawaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee Maamul goboleedka Galmudug

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goor dhow koo caawa ah ku dhawaaqay golaha wasiirada maamulkiisa. Golaha wasiirada cusub uu Madaxwayne Xaaf caawa ku dhawaaqay ayaa ka kooban 25 wasiir oo ay ku jiraan 2 Haween oo kaliya, waxaana ka dhex muuqda xubno horay uga tirsanaa Golihiisa Wasiirada iyo kuwa cusub. Madaxweynaha … Continue reading (Akhriso) Xaaf oo ku dhawaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee Maamul goboleedka Galmudug